INA LILAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

INA LILAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN,
Waxaa dhambaal tacsi ah nasoo gaadh siiyay xoghayaha xidhiidhka gobolada dalka uk ee xisbiga waddani mudane maxamed carab wacays isagoo ka tacsiyadaynaaya gudomiyaha garabka haweenka ee xisbiga waddani ee magaalada sheffield marwo saado ciise cismaan food geerida ku timi aabaheed ciise cisman oo maanta 22-1-15 ku geeriyooday magalada hargeysa wuxuu ilahay uga beryay naxariis iyo dembi dhaaf inuu siiyo marxuumka qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyoimage