Madaxweyne Silaanyo Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wefti Ka Socda Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Sheffield City Council

Madaxweyne Silaanyo Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wefti Ka Socda Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Sheffield City Council

Shifeel

Hargeysa(Salaanmedia.com) Madaxweynaha Qaranka Jamuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Qado sharaf ugu sameeyey wefti balaadhan oo ka socda dalka ingiriiska gaar ahaan Sheffield city council.

Shifel 4

Shifel 3

Weftigaasi oo ka socda Xildhibaanadda golaha deegaanka Sheffield city council, oo dalka u yimid sidii ay xogolaal ugu noqon lahaayeen dalka Somaliland ee ay aqoonsadeen

Shifeel

Shefel 7

weftigan oo uu hogaaminaayey mr. Macruuf oo ka mid ahaa golihii qaranka Somaliland u muujiyey taageerada iyo inay shirkii golaha deegaanka Sheffield dhexdiisa kaga dhawaaqaan madaxbanaanida Somaliland

Shefel 4

Waxaana kulankaasi ka hadlay Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed maxamed Silaanyo, Wasiirka Arrimaha dibeda Somaliland, maxamed biixi yoonis iyo Mr. Macruuf oo isagu hogaaminaayey weftigan