Reer Berbera Oo Ka Mudaharaaday Warshadii Laydhka Siin Jirtay Oo Xukuumaddu Gacanta U Gelisay Dad Gaar ah

Reer Berbera Oo Ka Mudaharaaday Warshadii Laydhka Siin Jirtay Oo Xukuumaddu Gacanta U Gelisay Dad Gaar ah

Mudaharaad

(Salaanmedia.com) Ma jirto cid ilaa iminka ka hadashay mudharaadkaas iyo waliba cid wax ku noqotay midnba, hasayeeshee reer berbera ayaa dhawrkii maalmood Dadweynaha Ku Dhaqan Magaaladda Berbera ayaa saaka isugu soo baxay Mudaharaad xoog badan oo ay kaga soo horjeedaan Warshadii Laydhka siin jirtay Magaalada oo lagu wareejiyay shakhsiyaad gaar ah

Mudaharaad 4

Dadkan isugu soo baxay Mudaharaadka oo ku dhawaaqaya erayo ka dhan ah xukuumadda Kulmiye ayaa dhinaca Kale waxa ay gubayaan Taayiro

Mudaharaad 3

Ma jirto cid ilaa iminka ka hadashay mudharaadkaas iyo waliba cid wax ku noqotay midnba, hasayeeshee reer berbera ayaa dhawrkii maalmood ee La Soo dhaafay ka soo horjeeday qaabka ay xukuumadu u maamulayso warshada laydhka ee Magaaladda Berbera

Mudaharad 2

Dhinaca kale Magaaladda Hargeysa ayaa iyadana xukuumaddu ay ganacsato gaar ah iyo madaxweyne ku xigeenka Somaliland ay ku wareejisay Warshadii laydhka ee Magaaladda Hargeysa