Table7 IYO JAHLIYADA SSUK EE WADANKA UK OO XALAY KULAN CASHO OO AAY KU SOO DHAWEEYN U SAMEEYEY “.GUUDOOMIYE KU XIGENKA1 AHMED MUMIN SEED. EE XISBIGA WADANI EE JAMURIYADA SOMALILAND. OO KA DHACDAY HOTELKA NOMAD. EE GALBEDKA LONDON.

imageimage image image image image image image image image image image image image image image
Casho sharaftaasi oo ay soo abaabuleen Table7 & SSUK ay waxa kala soo qaybgalay marti sharaf tiro badan ee qaranka JSL.
Sidoo kale waxa Kulankaasi kala soo qaybgalay dhalinyarada GALBEDKA london. Guudoomiye ku xigenka 1. Ahmed MUMIN SEED
oo goobta   ka hadlay ayaa u soo jeediyay mahadcelin iyo bogaadin Table7 iyo SSUK oo soo abaabushay kulanka isagoo hadlkisi SII wata oo halkaasi ka hadlay ayaa ka waramay sida ay ” uga goantahay in ay ka shaqeyan horumarka Dalka oo aay isbadal dhaba kenan
Dhinaca kale waxa Guudoomiye ku xigenka1. uu ku guubaabiyay JAHLIYADA Somaliland. inay wax la qabsadaan dalka iyo dadka ay la nool yihiin oo ay wax la wadaagaan si ay marka danbe wax uga taraan qaranimada JSL, isagoo JAHLIYADA Somaliland ku amaanay geesinimada iyo dedaalla ay la IMADEN
Waxana uu reer UK gaar ahaan dhalinyarada ka dalbaday inay taageeraan midnimada ay u guntadan si ay uga gaadho mustaqbalka siyaasada UK meel sare.
GUUDOOMIYAH SSUK oo isaguna goobta ka hadlay ayaa ka in SSUK uu diyaarinaayo in Somalilamd kala shaqeeyo sidii dhalinyarada waxbaratay ay dalkii wax ugu Celin lahaayeen, iyaguna ay ugu yaraan wax uga soo korodhsan lahaayeen.dr. Abdirahman wax u hadlki ku soo gunanaday. In ayaguna. Qurbojoog dalka ay joogan wax ka baratay SI aay Mustaqbalka hadi aay doonan in aay dalkooda wax u qabtan. Hadalkisi wuxu ku soo dhameyay waano iyo duco.