ANAGOO AH QURBA JOOGA U DHASHAY GOBOLKA TOGDHEER ee kala jooga daafaha caalamka waxaanu hanbalyo hanbalyo buuxda u diraynaa G/ku xigenka cusub ee gobolka togdheer mayor kii hore ee gobolka togdheer. mohamed diriye Xayd.(dibjir)

ANAGOO AH QURBA JOOGA U DHASHAY GOBOLKA TOGDHEER ee kala jooga daafaha caalamka waxaanu hanbalyo taageero buuxda oo dhan kasta ah u diraynaa G/ku xigenka cusub ee gobolka togdheer mayor kii hore ee gobolka Togdheer. Mohamed Diriye Xayd.(Dibjir). Waxan Ilahay uga barynaa in XILKA cusub ee madaxweynuhu u igmaday ILAHAY u fududeyo. OO u noqdo ki wadankisa iyo dadkisa u shaqeya. Amiin Amiin.
Alla mahad leh

Qurba jooga Togdheerimage