Hogaanka Iyo Taageerayaasha Xisbiga WADDANI Laanta Finland Oo Tacsi U Diraya G: Ku xigeenka Lanta Finland  Ee Xisbiga WADDANI Axmed Cabdillahi Khalif Qawdhan .                                     Â
Hogaanka iyo Taageerayaasha XISBIGA WADDANI ee laanta Finland waxay halkan Tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Ee Lanta Finland Axmed C/llahi Khalif Geerida ku timi Abihii Marxuum Aw Abdillahi Khalif Qawdhan oo ku geeriyooday Dalkii waxay tacsi taa la mid ah u dirayaan Qoyskii Ehelkii iyo Qaraabadii Marxuunka oo ku Geeriyooday dalkii Hooyo Somaliland,
Waxaanu ilaahay uga baryaynaa inuu Marxuumka Naxariistii jano ka waraabiyo Qoyskii Ehelkii iyo Qaraabadii uu Ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin Aamiin Aamiin.
A I Arte.
Ari_aratn65@gmail.com
Finland.