Chelsea oo u dabaal dagtay ku guuleysiga League Cup, xilli Mourinho uu u qaaday Blues koobkii ugu horreeyey tan iyo soo laabashadiisa + Sawirro

Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa ku guuleystay koobka League Cup markeedii shanaad, kaddib markii ay 2-0 kaga adkaatay Tottenham Hotspur, ciyaartii final-ka ahayd ee ka dhacday garoonka xulka qaranka Ingiriiska ee Wembley.
Goolasha ay Chelsea ku adkaatay waxa ay ka kala heshay labadii qeybood ee ciyaarta kabtan John Terry iyo Diego Costa.
Tababare Jose Mourinho koobkan waa koobkii ugu horreeyey ee uu la qaaday Chelsea tan iyo soo laabashadiisa, sidoo kalena waa koobkiisii 7-aad ee uu u qaado kooxda Chelsea iyo koobkiisii 21-aad ee xiddigiisa uu ku guuleysto macallin Mourinho.
Waa markii shanaad oo ay Chelsea ku guuleysato League Cup waxaana ay horay u qaaday koobkan xilli ciyaareedyadii 1964–65, 1997–98, 2004–05, 2006–07 iyo kii shanaad ee ugu dambeeyeyna oo caawa qaaday 2014-15.

Haddaba halkaan hoose ka eeg dabaal degga wiilasha Chelsea ee koobka League Cup:-

Chelsea captain John Terry lifts the Capital One Cup after leading his side to a comfortable victory over Tottenham at Wembley
Confetti is released as the Chelsea team line up having collected their first piece of silverware of the season

Branislav Ivanovic celebrates after full time in the Capital One Cup final between Tottenham and Chelsea at Wembley 
Mourinho lies on the ground as Chelsea celebrate winning the Capital One Cup at Wembley on Sunday
Mourinho joined in as Chelsea celebrated beating Tottenham to lift the Capital One Cup trophy at Wembley
Mourinho celebrates the Capital One Cup final win with his team as Chelsea beat Tottenham 2-0 at Wembley
Mourinho walks away behind the stage after Chelsea lift the trophy and are crowned Capital One Cup winners
Chelsea's Cesc Fabregas (left), Cesar Azpilicueta (centre) and Diego Costa with their winners' flag after the final whistle
Chelsea's players, some with the flags of their home countries, prepare to take a dive on the Wembley turf in celebration
Diego Costa, John Terry and Didier Drogba start the celebrations after the final whistle as Chelsea prepare to lift the trophy

Chelsea tweeted this photograph from inside their dressing room as the players celebrated the 2-0 victory over their London rivals