Adeer Anagu Rag La Boobi Karo Maalinta Doorashada Ma Nihin , Cidna Ka Baqan Meyno ….” Hogaamiye Xirsi + [Muuqaal

Swedan (Salaanmedia.com)_ Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Xaaji Xassan
ayaa waxa uu ka hadley hadalada sheegaya in xukuumada iyo xisbigeeda Kulmiye ay boobi doonan codadka doorashada .

https://youtube.com/watch?v=2KqzIhvdUbA

Hogaamiyaha oo ka hadlaayey munaasibad jaaliyada dalka Sweden u qabateen masuulyiinta xisbiga Waddani ayaa waxaa uu sheegay in aanay aheyn rag la boobi karaayo cid ay ka baqanayaana aanay jirin

Waxaa marar badan laga dhawaajiyey in dawlada iyo xisbigeedu aanay doorashada diyaar u aheyn ama dadka qaar ay carabka ku dhufteen waa la boobi.

Waar cidina ina boobi kari meyso , cidna ka baqan meyno ee ilahay baanu ka baqaneynaa ” ayuu yidhi hogaamiye Xirsi