Daawo] :- Madaxweyne Siilanyo Oo Maanta Warbaahinta Ka Sheegay Shey Caan Ku Yahay Sameyntiisa

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa
waxaa uu maanta warbaahinta ka sheegay shey uu waligii inta uu noola uu caan ku yahay .

Madaxweynaha oo la kulmay Saddexda hay’addood ee kala ah Hanti dhawrka guud ee qaranka , Xeer Ilaalinta qaranka iyo Komishanka Maamul wanaaga , waxaana uu sheegay in uu caan ku yahay Maamul wanaaga iyo naceybka xatooyada xoolaha umada

Waxaan ahay Masuul caan ku ah cimrigii Maamul wanaaga iyo nacaybka xatooyada xoolaha umada ” ayuu yidhi