Daawo Muqaal:Sahamiyayaashii Mar Qudha Muuqooda La waayey (Xogta dahsoon)03.04.17

barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadanaynaa qaar ka mid ah diyaaradaha istiraatiijiga ee dagaalada xilliga dheer loo samaystay waana diyaaradaha qaadi kara gantaalaha culus waana diyaarado weerari kara masaafo aad u fog iyagoo beegsanaya bartilmaameedo istiraatiiji ah oo ku yaalla dhulka cadowga.