DAAWO: Murrashax Faysal Cali Waraabe Oo Ku Taliyay Inay Somaliand La Midowdo Imaaraadka Carabta.

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa ku taliyay inay Somaliand la midowdo Imaaraadka Carabta, Hoos ka DAAWO muuqaalka Faysal Cali Waraabe