Daawo Qaybtii Afaraad Ee Barnaamijka Xasuus Reeb Iyo Eng Maxamed Xaashi Cilmi Oo Kaga Hadlay Qodobo Ka Duwan Kuwii Hore.April.26,2017

Daawo Qaybtii Afaraad Ee Barnaamijka Xasuus Reeb Iyo Eng Maxamed Xaashi Cilmi Oo Kaga Hadlay Qodobo Ka Duwan Kuwii Hore.April.26,2017
Hargeysa(SM)April.26,2017-Daawadayaal waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa qaybtii Afaraad ee barnaamijka Xasuus Reeb oo ka baxa telefeeshinka HCTV,waxaana barnaamijkan ku marti ah Wasiirkii hore ee maaliyadda Somaliland Eng Maxamed Xaashi Cilmi,waxaana uu barnaamijkan kaga hadlay qodobo ka duwan kuwii hore,

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Salaanmedia/Hargeysa