DAAWO: “Ummadu Ma Aqbali Doonto In Mar Kale Doorashadu Dib U Dhacdo Annaguna Ma Ogolin” Guddoomiye Cirro Oo Khudbad Qiimo Badan U Jeediyay Mawjado Dad Ah Oo Ku Soo Dhaweeyay Hargeysa.

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweyne ee xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro ayaa waxaa uu maanta qudbad dhinacyo badan taabaneysa waxaana uu ugu horeyn uga mahad naqay sida diiran ee ay maanta ugu soo dhaweyeen magaalada Hargeysa .
Sidoo kale musharax Cabdiraxmaan Cirro ayaa waxaa uu ka war-bixiyey safarkii waftigii uu hoggaaminaayey ay ku mareen waddamada qaarada Yurub isla markaana waxaa uu dhaliilo xoogan hawda u mariyey xukuumada Somaliland

https://youtube.com/watch?v=PUoj_1Xgy_4