Daawo Wariye Caan Ah Oo Warbixin Naxdin Badan Ka Soo Diyaariyay Xaalada Abaareed Ee Magaalada Baydhabo ee Dalka Soomaaliya.27.04.17

Baydhabo-(SM)-Wariyaha caanka ah ee John Ray oo ka tirsan telefishinka ITV News ayaa warbixin calool xumo iyo naxdin kugu beereysa kasoo diray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, taasoo ugu hadlayo xaalada abaaraha iyo saameynta ay caruurta iyo dadka waayeelka ah ku reebeen.

Warbixintaan ayuu kusoo qaatay caruur macluul ka muuqato oo cuduro ka dhashay abaarta la ildaran iyo gargaarka looga fadhiyo beesha caalamka in ay gacan ka geysato samatabixinta caruurta Soomaaliyeed.

Wuxuu warbixintiisa John Ray kusoo qaatay hooyo todobo caruur ah oo ay dhashay abaarta ugu dhinteen, xaaladeedana tahay mid.

 

Salaanmedia/Hargaysa