Deg Deg ]:- Roobabkii Guga Oo Ka Curtey Deeganada iyo Tuulooyinka Waraabeeye Sanyare Bisiqa Harada oo Galabta Ka Da,ay

Waraabeeye (Salaanmedia.com)_ Wararka aanu ka helayno
Deegaamada hoos yimaada Degmada waraabaaye ee. Sanyare iyo xuseen xamar iyo harada. bisiqa
ayaa waxaa ay sheegayaan in
roobabkii Guga ay ka curteen Deegaanadaas oo Hoos Yimaada Gobolka Togdheer.

IMG-20161118-WA0123

halkaas oo la soo sheegay in galabta ay halkaasi ka da,een roobab Mahiigaana ah Oo Dadka Iyo Duunyada kunool Deegaankaasi Ku Diirsadeen