Deg Deg ]:- Roobabkii Guga Oo Ka Curtey Gobalka Togdheer Iyo Deeganada Uu Galabta Ka Da,ay .

Burco (Salaanmedia.com)_ Wararka aanu ka helayno gobalka Togdheer ayaa waxaa ay sheegayaan in
roobabkii Guga ay ka curteen Deegaano Hoos Yimaada Gobolka Togdheer.

tmp_13752-IMG_59FDC8-61D7FB-DDC7BF-000D7B-94CA40-322FDE1104705950

Deeganada uu raabku ka da,ay galabta ayaa waxaa ka mid ah degmada Gebo Gebo Oo Ka Tirsan Gobolka Togdheer halkaas oo la soo sheegay in galabta ay halkaasi ka da,een roobab Mahiigaana ah Oo Dadka Iyo Duunyada Kunool Deegaankaasi Ku Diirsadeen

Gudoomiyaha degamada Gebo gabo ayaa warbaahinta u sheegay in roobkani ahaa mid mihiigaan ah isla markaana aanu roobkani ku eekayn Degmada Oo Keliya Balse uu ku sii jeedo Eegayaan Deegaano Badan Oo Hoos Yimaada Degmada Gebo Geobo ee gobalka Togdheer