Deg Deg ]:- Roobabkii Gugu Oo Goor Dhaweyd Ka Curtey Deeganka War Cibraan Ee Gobalka Togdheer + [ Sawiro]

Burco (Salaanmedia.com)_ Wararka Shabakada Ilaysnews..com ka soo gaadhaya Deeganka War Cibraan
oo ka tirsan gobalka Togdheer ayaa waxaa ay sheegayan in degaankaasi goor dhaweyd uu ka curtey roobabkii gugu .
Roobabka ka da,ay deegankaasi ayaa waxaa ay ahaayeen qaar lagu diirsadey isla markaana uu buuxiyey dhaamkii deeganka War Cibraan iyo sidoo kale ceelashii deegankaasi ku yaalay

tmp_28341-IMG_E7438F-D54A2E-43D1D7-ABF5BE-D903C4-8D0120-2100585649

Raxmaadkan eebe ee lagu qabowsadey ayaa waxaa ay ku soo beegmayaan xili ay dalka ka jirtey abaartii ugu xumeyd gaar ahaan gobalada Bariga

tmp_28341-17760109_414267615596500_3906659549155779301_n-334741353