Fadeexadii Todobaadkan Haleeshay Kubadda cagta ee Dalka Spain (Xogta Dahsoon).09.04.17

Fadeexadii Todobaadkan Haleeshay Kubadda cagta ee Dalka Spain (Xogta Dahsoon).09.04.17
Todobaadkani waxa uu ahaa mid ay fadeexad balaadhani ka dhacday tartanada kubada cagta ee dalkaasi Spain iyadoo kooxda junior-ka Barcelona ay koox kale kaga badiyeen natiijo 12 iyo 0 ah, waxaana dhamaadkii ciyaartaa soo baxday inay natiijada ciyaartu xidhiidh la leedahay hawlo laaluush iyo wax is daba marin ah.