Ma dhabaa ? in Siyaasi Cabdicasiis Samaale. Si Duurxul Ah Damiirkiisa U Maagay Axmed Muumin Seed + [Muuqaal]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirkii hore ee Maaliyada Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa si duur xul
ah daaqad uga saaray Axmed Muumin Seed oo hore uga tirsanaa Xisibiga Waddani hadana kamid ah Xisbiga Kulmiye.

https://youtube.com/watch?v=atEw22l3CoA

Sidoo kale siyaasi Samaale ayaa si Tuur xul ah waxuu u dhaliilay mawqifkii Axmed Muumin Seed markii uu musharax nimadii uu doonaayey waayey

Xisbigaaga gudihiisa waa lagu tartamaa go,aanka danbe ee aad gaadheyso waa laga fiirsadaa , qofku in uu han yeesho ceeb ma aha lakiin go,aanka ugu danbeeya ee aad qaadaneyso ayaa qiimihiisa leh , aniga iyo Kijaandhe dee xisbiga yagii uun baanu lakiin xisbiga gudihiisa ayuu dagaal culusi ka socdey hal maalina xisbiga Kulmiye kamaanu tagin ” ayuu yidhi siyaasi Cabdicasiis Samaale