Musharax Cabdiraxmaan Ciro Iyo Waftigii Uu Hogaaminaayey Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Norway + [Muuqaal ]

Oslo (Salaanmedia.com)_ Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxaan Ciro iyo
Waftigii balaadhanaa ee uu hogaaminaayey ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyey caasimada dalka Norway ee Oslo .
Gudoomiyaha iyo waftigiisa ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey waxaa ay safar ku soo marayeen dalalka qaarada Yurub waxaana la filayaa in kulmo ay la qaatan jaaliyada reer Somaliland ee dalkaasi iyo taageerayaasha xisbiga Waddani

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan