Muuse Biixi Oo Weerar Toos Ah Ku Qaadey Musharax Cabdiraxmaan Ciro Iyo Hogaamiye Xirsi , Afkiiskana Ka Qiray In Warbaahintii Lagaga Awood Batey + [Muuqaal]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka qeyb galay
munaasibad uu xisbigiisu ku soo dhaweynaayey kooxo dhalinyaro ah oo ku soo biiraayey xisbiga Kulmiye oo lagu qabtey magaalada Borama ayaa waxaa uu weerar dhinaca afka ah ku qaadey Musharax Cabdiraxmaan Ciro iyo Hogaamiye Xirsi

https://youtube.com/watch?v=SG3uE71D1MU

Muuse Biixi ayaa sidoo kale waxaa uu hogaamiyaha xisbiga Waddani uu ku tilmaamey in uu ahaa wasiirkii ugu awooda badnaa xukuumada Madxweyne Siilanyo intii aannu is casilin

Dhinca kale muj Muuse Biixi ayaa waxaa uu afkiisa ka qarisay in dhinaca warbaahinta xisbigiisa Kulmiye uu kaga awood batey xisbiga mucaaridka ah ee Waddani .