Prof Samater Oo Wali Ka Sii LaaLaada Mabdii Somali Weyn + Amaan Iyo Hanbalyo Uu U Misay Madaxweyaha Iyo Raysal Wasaaraha Dalkaasi + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Prof Axmed Ismaciil Samater oo ka mid ah saraakiisha xisbiga muxaafidka ah ee
Kulmiye ayaa waxaa uu u muuqdaa siyaasi wali ka sii laalaada mabdii Somali Weyn ee uu hore u amaansanaa

Siyaasigan oo wareysi dhawaan lala yeeshay isaga oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa waxaa uu wareysigiisa uu amaan iyo hanbalyo aan la qiyaasi kareen u miisay dawlada cusub ee dalka Somaliya gaar ahaan madaxweyne Farmaajo , raysal wasaaraha iyo xubno ka mid golaha wasiirada

https://youtube.com/watch?v=3JJ8-YdEXHQ

Mr Axmed Ismaciil Samater ayaa waxaa uu hore u aaminsanaa mabda Somali Weyn ilaa uu ka gaadhey in uu isku sharaxo qabashada xilka madaxweyne ee dalkaas balse fikirkaas waxaa uu sheegay in uu ka tanaasuley