Ururka Ahlu Sunna oo Cadeysay go’aankeeda kadib markii uu bur buray Wadahadaladii socday (War-Saxaafadeed )28.04.17

Kooxda Ahlu Sunna ee katalisa Magaalada Dhuuso Mareeb iyo deegaano kale oo katirsan gobolka Galgaduud ayaa War-Saxaafadeed kasoo saartay Wadahadaladii bur buray ee u dhaxeeyay maamulkooda iyo Maamul goboleedka Galmudug.Warsaxafadeed

Warka kasoo baxay Ahlu Sunna ayaa lagu sheegay in gabi ahaan uu istaagay wadahadaladii ay la lahaayeen Galmudug, waxa ayna cadeeyeen in wax shaqo ah aysan ku laheyn waxii natiijo ah oo kasoo baxda doorashada ka dhaceysa magaalada Cadaado.

Halkan ka Akhriso Warka kasoo baxay Ahlu Sunna