Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Hargeysa Maxaa Ka Uray …” Xoghayaha xisbiga Kulmiye Oo Eedo U Jeediyey Wasaarada Arimaha Gudaha +[ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye Muddane Xassan Siciid ayaa
waxaa uu eedo u soo jeediyey wasaarada arimaha gudaha Somaliland .

Sidoo kale xoghayaha ayaa waxaa uu sheegay in ay bulshadu la yaaban tahay is bedelada badan ee xoghayaha dawlada Hoose isla markaana ay is weydiineyso waxaa ka uray kursigan

Dhinca kale Muddane Xassan Siciid ayaa sheegay in kursiga Xoghayaha dawlada hoose uu yahay kursi aanu ilahay keenin qof uu jecel yahay isla markaana uu yahay xil aad u dhib badan