Akhriso] :- War Murtiyeed Ay Wada Jir U Soo Saareen Madaxweynaha Somaliya Iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya +[ Sawiro ]

Addis Ababa (Salaanmedia.com)_ Madaxda dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa si wadajir ah u
soo saaray War Murtiyeed la xidhiidha booqasho rasmi ah oo uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmajo maanta ku tagay magaalada Addis Ababa.

tmp_17133-IMG_E473A6-5DD084-50B81C-038C0A-AF779C-AC9EA3-965695775

War Murtiyeedka ayaa lagu sheegay in ujeedada booqashada Madaxweyne Farmaajo ee dalka Itoobiya ay ahayd mid lagu xoojinayay xidhiidhka u dhexeeya labada dal, iyadoo labada hogaamiye ay yeesheen wada hadalo miro dhalay ayna labada dhinac isku aragti ka noqdeen arrimaha caalamka.

tmp_17133-18199365_428953707461224_3988547237000449185_n-699095321

Labada hogaamiye waxa ay is dhaafsadeen aragtiyo ku wajahan sidii loo sii xoojin lahaa xidhiidhka labada dal iyagoo isku raacay in labada dhinacba ay raali ka yihiin xidhiidhkooda ayna sii adkeynayaan.”ayaa lagu yidhi warmurtiyeedkan oo goor dhow soo baxay.

tmp_17133-18199335_428953704127891_1622405458713466990_n-1551479682

tmp_17133-18221656_428953770794551_8864861033573840700_n-369411789