DAAWO CUQAASHA ODAYAASHA IYO WAXGARADKA BEESHA DEGTA AWBARKHADLE QOOLBUULALE IYO CELIYO OO BEENIYAAY INAY KU BIIREEN XISBIGA KULMIYE SHEEGAYNA INAY YIHIIN XISBIGA UCID+ MUUQAAL May 13, 2017 –

DAAWO CUQAASHA ODAYAASHA IYO WAXGARADKA BEESHA DEGTA AWBARKHADLE QOOLBUULALE IYO CELIYO OO BEENIYAAY INAY KU BIIREEN XISBIGA KULMIYE SHEEGAYNA INAY YIHIIN XISBIGA UCID+ MUUQAAL
May 13, 2017 –
Hargeisa (SM) Waxaa Maanta Magaalada Hargeisa Shir Jaraaid Oo Ayku Qabteen Odayaasha Cuqaasha Waxgaradka Beesha Degta Awbarkhadle Qool Buulale Iyo Celiyo Ay Ku Cadeeyeen In Taageerayaasha Uu Xisbiga Kulmiye Uqabtay Maanta Xaflada Aanay Iyaga Matalin Isla Mar ahaantaasina Cuqaashi Odayaashi Iyo Waxgaradkii Beeshu Aanay Madasha Uu Kulmiye Xaflada Kuqabsnaayay Aanay Fadhiyin

Waxgaradkan Maanta Sida Fiinta Uga Qayliyay Munaasibadaa Uu Kulmiye Kusheegtay In Ay Beeshaasi Sitoosa Ugusoo Biirtay Xisbigooda Ayaa Sheegay In Beeshani Ay Taageero Buuxda Uhayso Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Isla Markaasina Waxay Sicad Ubeeneeyeen Inay Taageereen Xisbiga Kulmiye

Hoos Kadaawo Warkaas Oo Faahfaahsan

Salaanmedia/Hargaysa