Daawo Gabadh Soomaaliyeed Oo Khaatiiyaan Ka Taagan Fanaanad Caan Ah Oo Ay Isku Eg Yihiin. May 1, 2017

Daawo Gabadh Soomaaliyeed Oo Khaatiiyaan Ka Taagan Fanaanad Caan Ah Oo Ay Isku Eg Yihiin.
May 1, 2017
11Ottowa-(SM)-Gabadh  Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Ayaan Cali ayaa quus ka taagan inay kaligeed u baxdo banaanka maadaama ay si weyn ugu ekaatay mid ka mid ah Fanaaniinta Dunida ugu caansan .

Ayaan Cali ayaa u muuqaal eg Fanaanada Rihanna oo u dhalatay dalka Mareeykanka balse Ayaan Cali oo ku nool magaalada Ottawa ee wadanka Canada ayaa xiliyada ay banaanka u baxdo waxaa ka daba yaaca dadka iyo saxaafada kuwaas oo ka doonaya Saxiix iyo Wareeysiyo kala duwan.

Salaanmedia/Hargaysa