Daawo ]:- Madaxweynaha Cusub Ee Fariinsiiska Oo Goor Dhaweyd Booqashadiisii Ugu Horeysay Kaga Dhoofay Dalkaasi + Waddanka Uu Ku Sii Jeedo

Paris (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha cusub ee dalka faransiiska Mr Emmanuel Macron ayaa goor dhaweyd
caasimada dalkaasi ee Paris kaga dhoofay booqashadiisii ugu horeysay tan iyo intii loo doortey xilka madaxweynaha dalkaasi
Emmanuel Macron ayaa waxaa uu booqashadani ku tagay dalka Jarmalka isaga oo la kulmay Raysal wasaaraha dalkaasi Angela Merkel

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan