Daawo Muqaal: Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo Daahfuray Qorshaha wax ka qabashada Sicir bararka.17.05.17

Daawo Muqaal: Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo  oo Daahfuray Qorshaha wax ka qabashada Sicir bararka.17.05.17
Madaxweynaha JSL ayaa maanta daahfuray shirka wadatashiga ganacsatada iyo Xukuumada oo qayb ka ah hoos u dhiga sicir bararka iyo kor u qaadista dhaqaalaha Somaliland, waana talaabo qayb ka ah barnaamijyo horumarineed oo xidhiidh ah oo lagaga qayb qaadanayo xuska munaasabadda 18 may ee sanadkan.

Salaanmedia/Hargaysa