Daawo Muqaal:Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Ka Socda Dalka Denmark May 2, 2017

Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Ka Socda Dalka Denmark May 2, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo xoghayaha Danmark, Mr Martin Bille Hermann iyo Safiirka Denmark Ms. Mette Knudsen

Salaanmedia/Hargaysa