Daawo Muqaal:Marwada Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Xadhiga Ka Jartay Xafiis Cusub oo Xisbigaasi Ka Furtay Xaafadda Oktober ee Hargeysa+SAWIRO

Marwada Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Xadhiga Ka Jartay Xafiis Cusub oo Xisbigaasi Ka Furtay Xaafadda Oktober ee Hargeysa+SAWIRO

Hargeysa(SM):-Marwada Murashaxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI Marwo Farduus Maxamed Rooble, ayaa xadhiga ka jartay xafiis cusub oo xisbigaasi ku yeelan doono xaafadda Oktober ee degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa.

Xadhig ka jaristan oo loo sameeyey xaflad kooban, ayaa waxa kale oo ka soo qeyb-galay Marwo Faadumo Siciid, Xildhibbaan Baar Siciid, Marwo Saado Dheer, guddoomiye ku xigeenka garabka haweenka heer qaran ee WADDANI iyo weli ba sida oo kale haween aad u tira badan iyo taageerayaal ka tirsan xisbiga WADDANI, kuwaasi oo ku dhawaaqayey hadalo soo dhaweyn ah oo ay ku taageerayaan xisbiga WADDANI sida oo kale na ku soo dhaweynayaan marwada Murashaxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI.

DAAWO, Muuqaalka Warkaasi,

https://www.youtube.com/watch?v=5JosqYRFQEM

DAAWO, Sawiro,IMG_2960 IMG_2961 IMG_2962 IMG_2963 IMG_2964 IMG_2965 IMG_2966 IMG_2967 IMG_2968 IMG_2969 IMG_2970 IMG_2971 IMG_2972 IMG_2973