Daawo Muqaal:Sarkaal Xisbiga WADDANI Ka Tirsan Oo Dib U Helay Xorriyadiisii Kana Hadlay Xadhigii Lagula Kacay Iyo Xaaladda Dalku Marayo.May 02.05.17

Daawo Muqaal:Sarkaal Xisbiga WADDANI Ka Tirsan Oo Dib U Helay Xorriyadiisii Kana Hadlay Xadhigii Lagula Kacay Iyo Xaaladda Dalku Marayo
Hargeysa(SM)May.2,2017-Siyaasi Cabdilaahi Daamur oo kamid ah saraakiisha WADDANI oo dhawaan ciidamada Boolisku xabsiga u taxaabeen ayaa dib u helay xorriyadiisi,waxaana uu ka hadlay xadhigii lagula kacay iyo xaaladda uu dalku marayo hadda.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Salaanmedia/Hargaysa