Daawo Muqaal:Sicir Bararka Oo Cirka Isku Shareeray Kuna Noqday Halkiisii+Xisbiyada Mucaaradka Ah Iyo Shacabka Magaalada Hargeysa Oo Ka Hadlay Iyo Go’aamadii Xukuumaddu Soo Saartay Oo Fashilmay.26.05.17

Hargeysa(SM)May.27,2017-Waxa maalinba maalinta ka danbaysa kor usii kacaya sicir bararka baahsan ee dalka ka jira kaas oo saameeyey dadkii dan yarta ahaa,waxaana sicir bararkan ka hadlay masuuliyiin ka tirsan xisbiyada mucaaradka ah,shacabka Hargeysa iyo ganacsatada yar yar ee magaalada Hargeysa.

Xukuumadda Somaliland ayaa ku fashilantay hirgalinta go’aamadii ay kasoo saartay sicir bararka,waxaana ay noqdeen kuwo hal bacaad lagu lisay ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Salaanmedia/Hargaysa