Daawo Muqaal:Taliye Gaafoow Oo Si Kulul Uga Hadley Cabasho Uga Timid Dad Dhalasho Ahaan Somaliland Ka Soo Jeeda Oo Moqidho Ku Nool + [Muuqaal ]Friday May 12, 2017 –

Daawo Muqaal:Taliye Gaafoow Oo Si Kulul Uga Hadley Cabasho Uga Timid Dad Dhalasho Ahaan Somaliland Ka Soo Jeeda Oo Moqidho Ku Nool + [Muuqaal ]Friday May 12, 2017 –
Moqdisho (SM):- Taliyihii hore ee ciidanka nabadsugida dalka Somaliya Gen. Gaafow ayaa waxaa
uu si kulul uga jawaabey eedeymo maalintii shalay aheyd uga yimid dad dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland oo Moqdisho ku nool kuwaas oo ka cabanaayey nin uu ka Hadley darawalka Taliye Gaafow kaas oo ay sheegen in aan cadaalada la hor keenin

Taliye Gaafow ayaa waxaa uu sheegay in ninkaasi uu xidhan yahay isla markaana ciidanka nabad sugida gacanta ku hayaan waxii sarcigiisa ahna la marin hadii la dilaayo iyo hadii ay diino qaadanayaan qoyska uu ninka ka dilay .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/vq_TgxcBUnU
Salaanmedia/Hargaysa