Daawo Muqaal:Wasiirka Dhaqanka Iyo Dalxiiska Somaliland Oo Ka Jawaabay Hadalo Kasoo Yeedhay Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid Oo WADDANI Ka Tirsan.12.05.17

Hargeysa(SM)May.12,2017-Wasiirka wasaaradda Dhaqanka iyo Dalxiiska Somaliland ayaa jawaab ka bixiyey hadalo kasoo yeedhay siyaasi Xuseen Axmed Caydiid oo kamid ah saraakiisha xisbiga WADDANI.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Salaanmedia/Hargaysa