[Daawo] :- Nooca Ay Tahay Hal Ku Dhig Cusub Oo Ay Reer Berbera Ula Baxeen Xisbiga Waddani

Berbera (Salaanmedia.com)_ Shacbiga Reer Berbera ayaa waxaa ay magac cusub ama hal hees cusub ay ula
baxeen xisbiga mucaaridka ah ee Waddani .
Hal heestan ayaa waxaa ay tahay “Ama Waa WADDANI Noqo Ama Waa Wadada Seeg oo Ha Ku Cuno Waraabuhu…”

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=qSPuPSlEb2o