Daawo ]:-Reer Hargeysa Oo Hal Dabo La,a Isku Shubey Xarunta Caafimaad Oo Ku Cusub Hargeysa Iyo Waxa Ay Daawadu Tahay

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Shacbiga Ku nool magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay hal dabo la,a isku shubeen
xarun caafimaad oo duleedka Hargeysa uu ka furtey sheekh dadka ku dabiibi jiray magaalada Boosaaso
Sheekhan ayaa waxaa uu dadka ku dabiibaya biyo cashar ah iyo qur,aanka kariimka

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=G-o0znEiyTs

Muuqaalka Labaad Halkan Ka Daawo