[Daawo] :- Xidigaha Geeska Oo Xalay Madaxweyne Siilanyo Hortiisa Ka Qaadey Hees Qiiro Leh Iyo Arinta Ay Heestaasi Ka Hadleysay

Hargaysa (Salaanmedia.com)_Fanaaniinta xidigaha Geeska ayaa waxaa ay habeenkii xalay ahaa madal
uu madaxweyne Siilanyo goob joog ka ahaa waxaa ay ka qadeen hees qiiro badan leh oo ka turjumeysa abaarihii xumaa ee ku dhuftey shacbiga reer Somaliland

Halkan Ka Daawo

https://youtube.com/watch?v=hli4pw80s-A