Deg Deg ]:- Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Iminka Magacaabey Madaxa Olalaha Ee Xisbigaas Iyo Xilal Kale

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe
oo waxaa uu magacaabey madaxa olalaha ee xisbiga UCID isaga oo u magacaabey Muddane Eng Axmed Xirsi Ducaale

IMG_681F20-EC91FE-7E0258-67C54F-5DA7EE-8C77D5

Sidoo kale Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu magacaabey Masuulyiinta xisbiga UCID ee dalalka Denmark Iyo Turkey

Halkan Hoose Ka Akhrso Warqadaha Magacaabista
18424000_442942289385784_6197860570491495019_n-1

18519873_442942292719117_7883487411834385406_n