[ Deg Deg ]:- Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde Oo Iminka Xukuumada U Hanjabey ” Dulqaadka Dadka Wuu Ka Dhamadaa Ee Waanu Soo Jeesan Doona Hadii …. ” + [Muuqaal]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir
Xaaji Ismaciil Jirde ayaa waxaa uu ka Hadley xukunka ay maanta ku riday laba masuul oo ka tirsan xisbiga Waddani

Xildhibaanka ayaa sheegay in aanayy xukuumadu sheegin wax cadeyn ah oo ay ku xukuntey eedaysane Yoonis , isla markaana xadhiga masuulyiintaasi ay yahay xadhig siyaasadeed

https://youtube.com/watch?v=aTmo9InB7Y4

Sidoo kale xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa waxaa uu xukuumada ugu hanjabey in ay soo jeesan doonan hadii ay xukuumadu joojin weydo culeyka ay ku hayso xisbiga Waddani oo dulqaadku ka dhamaan doono