Deg Deg] :- Madaxweynaha Maaamulka Khaatumo Cali Khaliif Oo Caawa Hargeysa Yimid Iyo Ujeedka Safarkiisa + [Muuqaal]

Hatgaysa (Salaanmediq.com)_ Siyaasiga Cali Khaliif Galeydh ayaa waxaa uu caawa
safar aan la sii shaacin ku soo gaadhey magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland isaga oo aaney la soconin wax wafti ah oo maamulkiisa ka tirsani

Siyaasiga ayaa waxaa uu degay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa waxaana ujeedka safarkiisa lagu sheegay in uu yahay mid isaga khaas u ah

https://youtube.com/watch?v=n7dumtP17NY

Maamulka Khaatumo iyo xukuumada Somaliland ayaa waxaa u socda wada hadal kaas oo dhawr jeer la kulmay , mana ah markii koowaad ee Cali Khaliif uu Hargeysa Yimaado