Deg Deg ]:- Shil Gaadhi Oo Goor Dhaweyd Ka Dhacay Dawga Buurta Sheekh + Khasare Dhimasho Iyo Dhawaac Isku Jira Oo Ka Dhashey

Burao(Salaanmedia.com)_ Alle How Naxaristee waxaa goor dhawyed Shilgaadhi Oo ka Dhacay Afaafka
Horre Buurta Dowga Sheikh Waxa ku Geriyoday Laba Ruux Oo Kala ah ikraan Cabdiqaadir iyo Mid ka mid ah Sawirqadayasha Magalada Burco Laguna Magacabo Cabdixakiim Stiffer.

IMG_A936F2-B2B5A6-0BD190-47A237-4A0E52-381547

Wararka naga soo gaadhaya Magalada Sheikh ayaa Sheegaya in maydadkii iyo Dhawaciiba Yalaan Cisbitalka Magalada Sheikh.

Dhinaca Kale Qaar ka mid ah Dadkii ku dhaawacmay shilkaasi gaadhi ayaa dhawacodii Waxa loo soo Qaaday Magalada Burco si loogu Dabiibo Xaladooda Cafimaad ka dib Markii ay adeeg ka wayeen Cisbitalka Magalada Sheikh

Dhalinyaradani waxaa ay ahaayeen Arday dhigata Dugsiyada Saree Magaalada Burco.