Deg Deg ]:- Xukuumada Somaliland Oo Hada Ka Hadashey Sheekh Duleedka Hargeysa Kumaan Qof Ku Dabiibaaya ” Sheekhaas Waanu…. ” +[ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Agaasimaha guud ee wasaarada dinta iyo awqaafta Somaliland Shekh Saleeban Siciid Cali
ayaa waxaa uu ka hadley sheekh kumaanan qof maalmihii ugu danbeeyey ku dabiibaayey goob ku taala duleedka Hargeysa

Agaasimaha guud ayaa waxaa uu sheegay in ay xukuumadu sheekhaas ka war hayso isla markaana ilaa hada aaney maqal wax dhibaato ah oo sheekhaas ka timid daaweyntiisa