Faysal Cali Waraabe Oo Ku Haftey Su,aalo Ay Goob Fagaare Ah Ka Weydiiyeen Aqoonyahanka Reer Burco +[ Muuqaal]

Burco (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Fayal Cali Waraabe ayaa waxaa
uu ku haftey su,aalo ay goob fagaare ah ka weydiiyeen aqoonyahanka ku nool magaalada Burco .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Warkan