Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Oo Hadhimo-Sharafeed U Sameeyay Madax-Dhaqameedka Iyo Odayaasha Deegannada Buuhoodle Iyo Widhwidh May 15, 2017

Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Oo Hadhimo-Sharafeed U Sameeyay Madax-Dhaqameedka Iyo Odayaasha Deegannada Buuhoodle Iyo Widhwidh
May 15, 2017IMG_2890
Gudoomiyaha ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa shalay hadhimo sharafeed ku maamuusay Odayaasha deegaanada Buuhoodle iyo widhidhi kuwaas oo isugu jiray Cuqaal iyo odayaal .
Gudoomiyaha iyo odayaashan ayaa Waxay ka wada hadleen Nabada, dib u heshisiinta iyo waddahadalada khaatumo .
Odayaasha ayaa dhankooda ballan-qaaday in ay si wayn uga qeyb qaadanayaa, taageerayaanna Nabad waarta sidii looga dhalin lahaa Gobolada Bari Ee Somaliland, Iyagoo Gudoomiye Faysal-na ku amaanay sida uu danta guud iyo nabada uga shaqaynayo .IMG_2889 IMG_2890 IMG_2891