Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Oo Kormeer Ku Soo Maray Qaabka Ay Qeybinta Kadhaadhka Cod Bixiyayaashu Uga Socoto Deeganada Bariga Magaalada Berbera + [ Muuqaal /Sawiro ]

Berbera (Salaanmedia.com)_ Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa waxaa uu
kormeer ku soo maaray qaabka ay qeybinta kaadhadhka cod bixiyayaashu uga socoto deeganada Bariga magaalada Berbera oo labadii habeen ee ugu danbeeyey ay roobabkii Gugu si fiican u masheeyeen oo ay u haleen

https://youtube.com/watch?v=qphO4V-Yd2Q

Deeganadan oo kala ah Biyo Guure , Xagal , Laas-Ciide , Xidh Xidh , Raari Buul iyo deeganada Hoos yimid ayaa waxaa aya dhamaan deeganaadani hoos yimaadaan magaalada Berbera ee gobalka Saaxil waxaana si habsami leh uga socda qeybinta kaadhadhka cod bixiyayaasha

tmp_24682-18274857_437922783221068_6571851767136564595_n2044520785

tmp_24682-18268349_437920493221297_9171780362011988320_n1849621118

Hogaamiye Xirsi oo deeganadan mid mid u gaadhey waxaa uu shacbiga ku nool ku booriyey in ay dhamaantood qaatan kaadhka cod bixinta kuwoodii hore isku diwaan galiyey , isla markaana waxaa uu u cadeeyey in xisbi ahaan la qaban doonan waxii karaankooda ah sidii dadka looga caawin lahaa tagitaanka goobihii ay iska diwaangaliyeen oo ay baabuurta shidaal ugu shubi doonan .

Sidoo kale Hogaamiye Xirsi ayaa waxaa uu shacbiga deeganadaas ku war galiyey in ujeedka safarkoodu aanu maanta aheyn olale balse uu yahay wacyi glin , balse maalinta doorashada la gaadho na ay ka filayaan in codkooda ay dhamaantood sin doonana xisbiga Waddani

tmp_24682-18222510_437920509887962_3247643452072845103_n923436589

tmp_24682-18301229_437920723221274_4854028117124306485_n940373068

Dhinacooda dadka ku nool deeganadan uu kormeerka ku soo maray hogaamiye Xirsi waxaa ay si diiran oo ay ka muuqato tageerada ay u ahayaan xisbiga Waddani ku soo dhaweyeen Hogaamiye Xirsi isla markaana waxaa ay u balan qaadeen in ay kaadhadhka sida ugu fiican u qaadan doonan , maalinta la gaadho wakhtiga doorashadana ay xisbiga Waddani u codeyn doonan

tmp_24682-18275062_437920309887982_2818620615260744581_n-385552598

tmp_24682-18268581_437922816554398_4015851505719444424_n1273500910

tmp_24682-18274857_437922783221068_6571851767136564595_n-1767208864

tmp_24682-18301375_437922699887743_5408349167780112178_n-1562508726

tmp_24682-18301526_437922669887746_1576070183060474142_n-146142572

tmp_24682-18221792_437922463221100_4265238838996345628_n805547175

tmp_24682-18221792_437922463221100_4265238838996345628_n1500187922

tmp_24682-18222575_437922383221108_1963367102868979699_n1712644062

tmp_24682-18300972_437922289887784_3842736710304313890_n1794986975

tmp_24682-18222452_437922229887790_6602727959619171142_n-953247924

tmp_24682-18198200_437922173221129_7757322149511541878_n960078713

tmp_24682-18300861_437922079887805_442508552264713851_n75436096

tmp_24682-18301954_437922043221142_8065997418375418913_n-748015433

tmp_24682-18301801_437921906554489_1024858575987999388_n-1584307531