Isaaqow Meel Aanu Idinka Soo Ashkatoono Ayaanu Rabnaa Markaad Na Boobtaan Hadii Aanu Beesha Ciise Nahay ” Xildhibaan Aareeye +[ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_Xildhibaan Aareeye oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee laga
soo doorto gobalka Salal ayaa waxaa uu hadalo kaftan u badan ka jeediyey madal lagu shaacinaayey guri qasri ah oo loo dhisaayo suldaanka guud ee Somaliland

https://youtube.com/watch?v=RqkafY2uA_0

Xildhibaan Aareeye ayaa waxaa uu sheegay in gurigani uu noqon doono goob ay beesha Reer sheekh Isaxaaq sandaladooda ugu soo hagaagi doonan oo ashkatadooda la iman doonan hadii ay Beesha Ciise Yahiin