Kominshanka Doorashooyinka Waxaanu Leenahay Wacyi Galintii Hore Ee Qeybinta Kaadhadhka Cod Bixiyayaashu Wey Baaqatey Ee ….” Gudoomiye Ku Xigeenka Kulmiye + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed ayaa
axaa uu sheegay in wacyi galintii dhawaan ay sameyeen kominshanka doorashooyinku eek u saabsaneed qeybinta kaadhadh bixintu ay yara habsaantey
Gudoomiye ku xigeenka ayaa waxaa uu kominshanka doorashooyinka ka codsadey in wacyi galimahan danbe ay aad u xoogeeyaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https:/youtube.com/watch?v=nCjKXHLijL4