Madaxweynaha Turkiga Oo Goor Dhaweyd Ka Degay Magaalada Washington Ee Dalka Mareykanka Iyo Qaabka Loo Soo Dhaweeyey +[ Muuqaal]

USA (SM)_ Madaxweynaha dalka Turkiga Mr Recep Tayyip Erdogan ayaa waxaa uu goor dhaweyd
ka degay caasimada dalka Mareykanka ee Washington

Madaxweyne Erdogan ayaa waxaa uu xarunta aqalka cad ee dalka Mareykanka kulan gaar ah kula qaadan doona madaxweyne Mareykanka Donald Trump