Madaxweyne Siilanyo Oo Amar Ka Soo Saarey Xuska 18 May Ee Sanadkan + [Muuqaal]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa
uu go,aan ka soo saarey dabaal dega xuska 18 May ee sanadkan

Madaxweynaha ayaa amray in sanadkan la joojiyo xuska 18 May ee oo ah maalintii ay qaran nimadeeda kala soo noqotey Somaliya isla markaana lacagtii lagu qaban lahaa xuskaas loo weecin doono taakuleynta dadka ay ku dhufteen abaaraha xun